In dhibaato jirto? Wac ama qoraal u dir 988

Bogga Hore / Stories / Waaya aragnimada nool

Sheekooyinka ayaa nagu xidha

Daawo, akhri oo dhegayso marka ay dadku ka sheekaynayaan sheekadooda waayo-aragnimada nololeed ee caafimaadka dhimirka iyo jirrooyinka.

La wadaag khibradaada nololeed

Digniin: Sheekooyinkan qaarkood waxay noqon karaan kuwo kicin kara. Haddii adiga ama qof aad taqaan uu la tacaalayo ama dhibaato ku jiro, caawimo ayaa diyaar ah. Wac ama qoraal u dir 988 ama kula sheekee 988lifeline.org taageero bilaash ah oo qarsoodi ah 24/7.